Muuqaal: Culimada Islii Oo Bulshada Ku Wargaliyay Goobaha Salaada Ciida Lagu Tukanayo

eid

Culimada soomaliyeed ee Islii ayaa waxay Usheegeen goobaha Lagu ciidayo loona Baahan yahay in Loo hogaansamo nimaanka iyo kala dambaynta maadaama dad badan iskugu imaanayo, goobaha lagu ciidayo waxaa kamida Sayid Cali Club iyo Burhaani State.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.