Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaaliya Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Garoowe

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa soo gaaray Magalada Garoowe waxaana ka qeybgalay soo dhaweynta Wasiirka Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Puntland, Baarlamanka, Saraakiil ciidamada iyo Boqolaal dadweyne ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.