Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo lagala hadlay Maxaabiista Kuxiran Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda, Madaxweynaha ayaa dhageystay talooyinka iyo cabashooyinka jaaliyadda soomaliyeed ee Uganda oo laxariirita Dhalinyaro Soomaliyeed oo iskaga Xiran Uganda, wuxuuna dhankiisa uga xog warramay xaaladaha uu dalka ku suganyahay iyo baahida loo qabo in jaaliyadaha dibadda ay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo nabadeynta dalka.

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.