Dhageyso:Maamulka Koon Fur Galbeed “ Waxaan So Qabanay Dadkii Ka Danbeyay Weraradi Baydhabo

Wasiirka Hub Ka dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleshiyaadka Maamulka Koon Fur Galbeed Ayaa Shaaca Wax uu Ka Qaday Inay Gacanta Ku Dhigeen Qaar Ka mid Ah Dadkii Ka Danbeyay Weraradi Lagu Xasuqamay ee Ka Dhacay Baydhabo .

Sidoo Kale Wasiirka Wax uu Sheegay inay Ciidamada La Waregeen Gerash Laga soo Abaabulay Mid Ka mid ah Weraradi Magaalada Baydhabo Ka dhacay

Wax uu Intaasi ku Daray hada inay Barayaan Qofkii Is Qarxiyay Magciisa iyo Xoga Ku Saabsan Qaraxisa .

Dad Badan ayaa Hada Wax aay Ku Xiran yihin Xabsiga Magaalada Baydhabo Kuwaan oo Su, aalo Lagu Weydiyo Xabsiga .

Xaalada Magalada Baydhabo ayaa Wax ay Tahay Maanta Mid Degan inkastoo Dadka Ay Hadal Hayaan Dhacadii Xanuunka Badneyn ee Ka Dhacday Magalaada Baydhabo.

Halkaan Ka Dahgeyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.