Dhageyso:Madaxweynaha Maamulka Kon Fur Galbeed oo Boqaday Dhawacaydi Qaraxyada

Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Shariif Xasan Sh, adan ayaa Wax uu Boqday Dadkii Ku Wax yelobay Werarki Ismidaminta ee Ka Dhacau Baydhabo .

Shariif ayaa Wax uu Balan Qaday inuu Gar Gaar Cafimaad uu La Garab Istaagayo Maamulkisa Dadka Ku Dhawacmay ismidaminti  Ka Dhacdau Xarunta G, Baay .

Sidoo Kale Wax uu Sheegay Inuu Mamulkisa uu Wado baritaan Xoogan Oo Lagu Radinayo Dadki Ka Danbeyay Weraradi Lagu Xasuqamay ee Ka Dhacay Magaalada Baydhabo

Halkaan Ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.