Dhageyso: Qaar Ka mid ah Dhawacyadii Baydhabo oo Muqdisho Lo So Qadayo.

Ku Dhawaad Ayaa 15 Ruux oo Dhawacooda Wax Loga Qaban Wayay Isbitaalka Magaalada Baydhabo ayaa Lagu Wadaa in Lo Soo Qado Magalada Muqdisho.
Dadka Ayaa Wax jirkooda Ka muqdo Dhawacyo Halis ah Oo Ka So Garay Weraradi Baydhabo Ka dhacay.
Dadka Hada Ku Wax Yelobay Werarka Ayaa Tiro Ahaan Wax Ay Garayaan 22 Ruux oo Dhimatay iyo 66 ruux oo ku Dhawacantay Werarka Baydhabo.
Sidoo Kale Wax Dawadii Ay Ka Go, aday Isbitaalka Magaalada Baydhabo oo ay jifaan Dhawac Faro Badab oo ku jiro Isbitaalka .

Agaaasimaha Isbitaalka Magalaada Baydhabo oo La Hadlay Gedo Times Wax uu Walaac Ka mujiyay Shaqada Isbitaalka Madaamo ay Soo Food Sartay Dawo Yari .

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.