Daawo:Hordhicii filinkii Mudo lasugaayey ee Bashiir iyo Afartiisii Xaas “GEELJIR Production”

geeljir

Dhawaan bay ahayd markii warbaahinta calamka ay soo bandhigeen Nin Sadex xaas lahaa oo tii afaraad guursaday, Bashiir iyo Xaasaskiisa waxay soo jiidatay indhah bulshada soomaliyeed waa arin ku cusub Bulshada Soomaliyeed sababtoo xaasaskiisi ayaa qayb wayn ka qaatey arooskii xaaskiisa Afraad ayakoo ku faraxsanaa aqal galkiisa.

Hadaba Shirkada Caalamiga ah ee Duubista Filimaanta ee GEELJIR ayaa waxay ka diyaarisay Baashiir iyo Xaasaskiisa Filim ku sabsan nolosha Baashiir iyo qoysaskiisa kaas oo bulshada Soomaliyeed sugaysay waxaana hada soo baxay hordhacii filinkii Bashiir Iyo Xaaskiisa taas oo looga maarmi doono filimaantii carabta iyo turkiga ee laga daawan jiray Tvyada Sooomalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.