Alshabab oo soo bandhigay Gadiid Amisom laga Gubay

gadiid

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid la gubay oo ay lahayeen Ciidamad Midowga Afrika AMISOM Kuwaasi oo dagaal ku qaaday deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Gadiidka la gubay ayaa kamida gadiidka Ciidamada AMISOM waxaana lagu gubay siday sheegeen Alshabaab dagaalkii ka dhacay deegaanka bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose wax wara oo kasoo baxay ciidmada Amisom ma Jiraan.
gadiid

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.