Madaxweyne Soomaliya oo gaaray Dalka Jabuuti “Sawiro”

far

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dalka Jabouti, Booqashada Madaxweynaha oo qaadaneysa Muddo 3 Cisho ah ayaa waxaa inta uu ku sugan yahay Dalka Jabouti uu kulumo kala duwan la yeelan doonaa Madaxda dalkaas oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Jabouti Ismaaciil Cumar Geelle.

Waxaana lagu wadaa in ay ka wada hadlaan Dadaalada dowladda Soomaaliya ay ugu jirto xaqiijinta Nabad gelyada, la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada.
far

far

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.