Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu adkeeynayo ammaanka Xalay ka sameeyay xaafado ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir, Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidanka Booliska AMISOM ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Degmooyinka Warta nabada, Hodan, Howlwadaag Xamar jajab iyo xaafado kale.
Leave a Reply