Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku aqbalay Xilka ka qaadistii Golaha wasiirada ay ku sameeyeen Hanti dhowraha Qaran Dr Nuur Faarax Jimcaale, Madaxweyne Farmaajo ayaa si rasmi ah xilka uga qaaday Hanti dhowrihii Qaranka,oo ilaaladiisa ay ku eedeysanyihiin dilka Wasiirkii Howlaha Guud.
Leave a Reply