Daawo:Ciidamada Soomaaliya Oo Hawlgalo Ka Fuliyey Magaalada Muqdisho

bois

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu adkeeynayo ammaanka Xalay ka sameeyay xaafado ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir, Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidanka Booliska AMISOM ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Degmooyinka Warta nabada, Hodan, Howlwadaag Xamar jajab iyo xaafado kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.