Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo udhoofay Turkiga asagoo casumaad Ka helay Madaxwayne Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo oo u dhoofay dalka Turkiga, Kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa madaxweyne Recep, Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo gaar ah la qaadan doono madaxda Turkiga oo uu kala hadli doonaa xiriirka labad dal iyo sidii loo xoojin lahaa, iyadoo dowladda Turkiga ay ka mid tahay dowladaha taageero Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.