Dhagesyso:Wasiir kaliil ayaa sheegay in Shabab Jubbaland Lagasaarayo

Wasiiru Dowlaha Amniga Maamulka Jubbaland Maxamed Cabdikaliil ayaa sheegay in dhawaan Dagaal ka dhan ah Xarakada Al Shabaab ay ka bilaabayaan deegaanada ka maqan gacanta Maamulka Jubbaland.

Wasiir Kaliil ayaa sheegay in dagaalkaan uu daba socdo Hadalkii dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaas oo ahaa Dalka oo dhan laga billaabayo duulaan ka dhan ah Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.