Daawo:Magaalada buuhoodlo oo 11 qof Ugu dhimatey shuban Biyood

isbitaal

Magaalada buuhoodle wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in dad gaaraya 11 qof aya shuban biyood ugu dhinteen sida ay sheegayaan dhaqaatirta isbitaalaka Buuhodle, somaaliya waxaa kajirata abaar xun iyo biyo la’aan baahsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.