Muuqaal: Sidee Loo Xukumay Raggii Dilay Marxuumad Wariye Hindiya Xaaji

(GedoTimes) _MuqdishoWaxaa dil iyo xarig lagu xukumay ragii ka dambeeyeey dilkii hindiya Haaji Maxammed oo ahayd wariya ushaqeysa idaacada iyo tvga dawlada federaalka Somaliya ragaan oo gaaraya 6 qof ayaa soo maleegey dilkii Hindiya dacwadaan ayaa markii labaad loo fariistey maxkamada ciidmada qalabka sida ayaa sharaxday xukunkii lagu xukumay 6daan dambiile.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.