Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay musharraxiintii Madaxwaynaha

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyay murashaxiintii u tartameysay xilka madaxweynah Soomaliya.

Madaxwaynaha ayaa uga mahadceliyay musharraxiinta sida ay u aqbaleen caasumaaddiisa, wuxuuna sheegay inay ka go’an tahay ka miro dhalinta qorshihii uu ku soo bandhigay Baarlamaanka hortiisa.
farmajofarmjfar

farmaajo-murashaxiin-guuldareystay-6

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.