Daawo:Raisulwasaarihii Hore ee Soomaliya oo Ka Tanasulay Musharaxnimadiisa Xilka Madaxweynaha Soomaliya

gedi

Raisulwasaarihii hore ee Soomaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta magaalada muqdisho kaga dhawaaqay in uu ka tanasulay Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaliya ,islamarkaana u tanasulay Musharax C/qaadir Osoble uu hamigiisa uu yahay ku guuleysiga Xilka madaxweynaha Soomaliya.

Kulanka ka dhacay Hotelka City Place ayuu Raisulwasaarihii hore ee Soomaliya Cali Maxamed Geedi kaga dhawaaqay in uu ka tanasulay musharaxnimadii xilka Madaxweynaha Soomaliya, waxa uuna sheegay in uu ku teegeeri doono Mudane C/qaadir Osoble iin uu ku guuleysto xilka Madaxtimad Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.