Jubaland Oo Soo Bandhigtay Saarkii Ka Tirsan Al shabaab Oo Isa Soo Dhiibay “Sawiro+Video”

Xili maalmihii lasoo dhaafey ay dagaalo goos goos oo u dhexeeyey ciidamada alshabaab iyo dadka deegaanka Ee kunool dhinaca galbeed ee magaalada kismaayo
Ayaa ciidamada Nabad sugidda Jubaland waxaa ay maanta soo bandhigeen rag ka tirsan Ururka alshabaab oo mid ka mid ah oo u ahaa madaxii alshabaab u qaabilsanaa dhinaca aruurinta xoolaha ay u yaqaanaan sakawaadka oo lagu magacaabo sh maxamed sh cabdi cumar. wariye Maxamed khaasim

15628889_1707558322890435_1890913800_o

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.