Daawo:Hay’ada Al Raxma Foundation Oo Gurmad Biyo Ah Gaadhsiisay

Hay’ada Al Raxma Foundatin Oo Gurmad Biyo Ah Gaarsiisay Deegaanka Abaarso iyo kuwa hargeysa kuharereysan. deegaanadaan waxaa kajira biyo la’aan bahsan deeqdaan waxaa soo direy gabdho kusugan Denmark lacag dhan 5500 dadkii loo qaybiyey biyaha ayaa uga mahad celieyey dadkii soo diray Deeqdaan iyo kuwii qaybiyey.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.