Daawo:Tacsidii Nabaddoon Idiris Cabdi Aadan oo Lagu qabatey Bardheere

Waxaa degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Lagu qabtey xaflad isugu jirta duco iyo tacsi allaha unaxariisto dilkii loo geystey Nabadoon Idiris Cabdi Aadan oo lagu dilay degmada Baladxaawo, waxgaradka iyo odayaasha ayaa sheegey inuu ahaa nin qaymo wayn kuleh shacabka Soomaliyeed waxay ku baaqeen in lasoo qabto kuwii dilka ugaastey Nabadoonka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.