Qoysas danyar ah oo Raashin Gargaar ah Loogu Qeybiyay 9th July 2016 admin Wararka Maanta 0 Boqol qoys oo danyar ah kuna nool degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa loo qeybiyay raashin gargaar ah oo ay soo dhiibeen dad muxsiniin ah oo ku nool waqooyiga Ameerika, kuwaasoo ku midoobay hey’adda Somali Relief. Share this: Click to share on X (Opens in new window) X Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp SOMALIAWararka Maanta
Leave a Reply