Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kulan la qaatay Dhalinyarada Puntland.
Dani oo Weerar afka ah ku qaaday Xasan Sheekh ayaa yiri “Waxaa nasiib darro ah in Xasan Sheekh oo xilligii hore ku soo galay in uu ka yimid bulshada rayidka iyo qalin in maanta uu doonayo in uu siyaasadda ku raadiyo qori iyo awood ciidan.”
Leave a Reply