Daawo:Sheekh Shariif oo Eedeyn Kulul Ujeediyey Xasan Sheekh

shariif

Xarunta dhexe ee Xisbiga Himilo Qaran ee Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa galabta ka dhacay munaasabad ballaaran oo garab-istaag loogu muujinayay Madaxweynihii 7aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed, waxayna dadweynihii iyo dhallinyarada ka qaybgalay ay sheegeen inay ka xunyihiin weerarkii dhawaan lagu qaaday Madaxweynaha & xarunta Xisbiga ee degmada Cabdicasis.

Sheekh Shariif oo Munaasabada ka hadlay ayaa yiri “Xasan Sheekhow adigaa hor dhimanaayo anaga ma dhimanayno, ka soo bax Villa Soomaaliya”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.