Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaalki isaga iyo Ciidamo ka amar qaata Madaxwaynaha Soomaaliya ee Mudo xileedkiisa Dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud.
Sheekh Shariif ayaa “Ciidamadii aan soo dhisnay ayaa naloo adeegsaday,Waqti badan ayaa dagaal igu socday waxaa lagu talo galay in la i dilo ama la i ihaaneyato”.
Leave a Reply