Dr Koofi “Xasan Sheekh Xanuun ayaa ku dhacay wuxuu ku raaxeysanayaa xanuunka dadka kale.

koofi

Agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo ka qayb galay kulan xasaasi ah oo Muqdisho ku qabteen mucaaradka ayuu eedeyn u jeediyey Xasan Sheekh.

Dr koofi ayaa yiri “Xanuun ayaa ku dhacay Xasan Sheekh oo uu qabatimay wuxuu ku raaxeysanayaa xanuunka dadka kale tusaalooyin badana waala arkay”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.