Madawaynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan (Shariif Sakiin) ayaa ka horyimid Natiijadii ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashada ee Dowlada Soomaaliya.
Shariif Sakiin ayaa yiri “Ma aqbalayno in natiijada iyo codadka lais dabamariyo natiijadu haday noqoto mid la hubo waan la shaqeynaynaa qofkii la doorto.”
Leave a Reply