Daawo:Deni “Ciidan Tahriib ah Puntland kama shaqeynayaan, Askarta intii xumaata ayaa xamar aada”

deni

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, oo maanta tababar usoo xiray Boqolaal Ciidan cusub ah oo ka mid noqonaya Booliiska Dowladda Puntland, kuwaasi oo tababar ku dhameystay kulliyada tababarada ee Gen Green .

MW Deni ayaa yiri “Puntland way isdifaacaysaa, Ciidanka halkaan jooga amar ayay u qabaan in ay guryaha ugu daataan oo ay gacan bir ah ku qabtaan kuwa puntland Dowladdnimadeeda ka soo horjeedda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.