Musharaxa Madaxwaynaha Konfurgalbeed Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa dhaliilay sida Dowladda Federaalka u maareyneyso xaaladda kala guurka Koonfurgalbeed Soomaaliya.
Musharax Farkeeti ayaa yiri mar uu Baydhabo kula hadlaayey warbaahinta “Ma rabno wax sharci waafaqsanayn in magaalada Xamar nalooga soo yeeriyo,” Musharax madaxweyne Maxamed Aadan Farkeeti.
Leave a Reply