Daawo:Xildhibaan Jeesow oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay Inuu Yimaado Xalane

daahiramiin

Xildhibaan Amiin.Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxuu ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madasha Samatabixinta Soomaaliya iyo Madaxwayne Xasan Sheekh

Xildhibaan Jeesow ayaa yiri “Xalane ama Villa Somalia shirka halagu qabto ayaa lagu murmayaa,Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan weydiinayaa Xalane Caasimadda Xamar ee aad xukuntid kama mid ahan miyaa?”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.