Dowlada Soomaaliya oo Mudo Xileedkeedii ka Hartay 3 Bilood ayaa Xilka Ka Qaaday Jeneraal Odawaa

Odawaa

Golaha Xukuumada Soomaaliya oo Mudo xiloodkeeda ka hartay Sadex bilood ayaa bilowday Xil ka qaadis iyo Magacaabid.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo leh khibrad shaqo ciidan oo 18 sano ah, iyo aqoon waxbarasho oo gaarsiisan heerka labaad ee jaamacadda.

Xil ka qaadistaan ayaanan soo kordhinayn wax isbadala madaama waqti u haray xukuumada uu aad u yar yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.