Sawiro:Qaabkii Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo waftigiisa Loogu Soo Dhaweeyey Laaascaanood

Xamze

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo gaaray magaalada Laascanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Waxaanna garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.