Sawiro:Madaxweynaha Xasan oo si weyn loogu soo dhoweeyey Laascaanood

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad gobolleedka Waqooyi bari.

Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhoweeyay masuuliyiin kala duwan oo ka socday dowladda federaalka ,maamulka Woqooti Bari iyo shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood.

Madaxweynaha Jamhuriyadda ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka, isago sidoo kale na mid mid u gacan-qaaday mas’uuliyiinta dowladda federaalka ee u sugan halkaasi iyo kuwa Woqooyi bari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.