Maanta taariikhdu waa 27/12/ 2025 ilaa shalay waxaa warbaahinta adduunka haysata aqoonsiga Yahuuda ee Soomaalilaandhi oo dad kala duwan iyo dawlado ka hadleen,ilaa hadda ma arko wax ku raacay yahuuda arintaas meelo badana waa laga soo horjeestay oo waa la diiday.
Waxaan arkaayey qayb ka mid ah shacbiga Soomaali Laandhi oo xalay dabaaldeg ka samaynaaya Hargaysa iyo Burco.
Waxaan xasuustay qoomankii Alle Diintiisa iyo rusushiisa diiday ee la rogay sida Reer Nuux, ReerLuud ,Reer Muuse IWM.
Waxaan dul istaagay in Yahuudu tahay qoonkii Fircoon raacay oo Alle nacdalay markii ay Nabi Muuse iyo diintii Alle u soo dhiibay diideen,sidaas awgeed waxaan is weydiiywey kuwa xalay u dabaaldegayey yuud baan raacnay xaalkoodu muxuu noqonayaa?
Waa masalo diiniya oo u baahan in culumadu deg deg uga jawaabto siiba kuwa ku nool Hargaysa iyo Burco.
Wa bilaahi Towfiiq
Jimcaale
Leave a Reply