Xildhibaan Cadbiraxman Cabdi shakuur oo ka hadlay Doorashadda Barri ka dhacaysa Muqdisho ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxwayne Xasan isagoo sheegay inuusan madaxwaynuhu rabin doorasho uuna ku mashquulsan yahay lacag dhicis iyo boob hanti dadwayne.
Leave a Reply