Ra’iisalwasaarihii hore ee Somaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlaayey doorashada Xasan Sheekh ee afduubka ah ayaa yiri “Doorasho qof iyo cod ah waa hiigsi qaran oo u baahan diyaargarow iyo hawl adag, balse madaxda dowladdu waxay ka dhigteen tab iyo xeelad ay u isticmaalaan muddo-kororsi aan laga aqbali doonin.”
Leave a Reply