Sawiro:Wasiir Fiqi oo Xaafiiskiisa Ku Qaabilay Kabtan Antonino Mazzocca

fiqi

Gaashaandhigga XFS , Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u-qaabilsanaha cusub arrimaha milatariga ee Safaaradda Talyaaniga, Navy Capt. Antonino Mazzocca.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga, gaar ahaan dhinacyada tababarka, taageerada farsamo, iyo horumarinta awoodda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.