Cabdiraxman Cabdishakur oo Warbiyey Sababta loo Joojiyey Bananbixii Muqdisho

shakuur

Cabbdiraxman Cabsishakuur oo kamida Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa ka warbixiyey Sababta loo baajiyey bananbixii mucaaradka Muqdisho ku qaban lahaayeen.

Cabsiraxmaan Cabdishakuur ayaa yiri “Iyadoo la qadarinayo Duruufaha amni ee soo kordhay sida weerarkii Godka Jilacoow Madasha iyo Dowladdu waxay isla fahmeen in la baajiyo Banaanbaxa muddo 10 beri ah Guddi ayaana loo saaray”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.