Daawo:Laftagareen oo Baydhabo ka Daah-Furey Todobaadka Nabada iyo Isdhax-Galka

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku Daah-Furey Todobaadka Nabada iyo Isdhax-Galka Bulshada Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.