Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa Saldhiga boliiska Magaalada Laascaanood keenay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo Maalmo ka hir ahaa musharax Madaxwayne ee Dowlad goboleedka Waqooyi bari Soomaaliya.
Ganacsade Jabuutaawi ayaa lagu xiray Magaalada Laas caanood kadib markii lagu eedeeyay shaqaaqo sabtidii ka dhacday Magaaladaasi.
Leave a Reply