Daawo:Ugaas Maxamed ayaa Gudoonsiiyey 100 Neef oo Ari ah Arday Barata Cilmiga Diinta Islaamka

ugaasmaxamed

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa maantay boqol neef oo Ido ah ugu deeqay ardeyda Cilmiga diiniga ah ka barata Majliska xadiithka dagmada Caabudwaaq oo ah Faraca Golaha Xadiiska Nabiga ﷺ ee Soomaaliya, taasoo ah talaabo weyn oo lagu horumarinayo barashada cilmiga diinta islaamka, gaar ahaan cilmiga axaadiista.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.