Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo gaaray caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb, waxaana garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye.
Ujeedka Safarka Madaxwayne Xasan ayaa lagu yeeshay inay tahay sidii loo dardargalin lahaa dagaalka lagula jiro Alshabaab.
Madaxwayne Xasan ayaa horay Safar ugu tagay Galmudug si loo dardargaliyo dagaalka lagula jiro shabaab kaas oo waxba ka hirgalin.
Leave a Reply