Daawo:Dagaal U dhaxeeya Puntland iyo Bulshada Degaanka oo Dhahar Ka Dhacay

dagaal

Dagaal Culus ayaa hada ka qarxay magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag, kaasoo u dhaxeeya ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha Puntlanad iyo Ciidamo kale oo kuwa degaan ka ah, kuwaas oo taageersan dhismaha Maamulka Maakhir ee ku biiraya Khaatumo iyo shirka ka socda Laascaano.

Qasaaraha ka dhashay Dagaalkaan ayaa ilaa iyo hada aysan ka hadlin laamaha Amniga. Lakiin wararkeena dambe ayaan kusoo sheegi doonaa qasaaraha ka dhashay dagaalkaas iyo xaalada amni ee magaalada Dhahar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.