Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay boqollaal ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda, ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, difaaca dalka, doorashooyinka, dhammeystirka dastuurka, dib-u-heshiisiinta iyo xoojinta midnimada
Ra’iisalwasaare Xamse ayaa “Madax dalkaan xil kasoo qabatay oo waxaa jira adeegayaal u ah kuwo aan ognahay in ay cadowga u shaqeeyaan”.
Leave a Reply