Sheekh Maxamed Idiris oo Ka mida Culumada Soomaaliyeed ayaa waxuu ka hadlay xaalada dalka waxuuna dhaliil u jeediyey Madaxwayn Xasan Sheekh.
Sheekh Idiris ayaa yiri “Loo joojin maayo Xasan sheekh u soconmayso ee intay goori goor tahay talada dadka haku soo celiyo, dagaalka AS iyo dhismaha Ciidankaba waa ku fashilmay”.
Leave a Reply