Daawo:Sheekh Shariif oo Ujawaabay Ra’iisalwasaare Xamse iyo Wasiir Fiqi

shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo si kulul u cambaareeyay xarig maanta Muqdisho loogu geystay ilaa 8-wariye.

Madaxweyne hore Sheekh Shariif ayaa sidoo kale ka hadlay eedo ay dhawaan isaga usoo jeediyeen RW Xamse iyo xubno Wasiiradiisa ka tirsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.