Daawo: Dowlada oo loo Xalaaleeyey in la Qufto Qabuuraha

bashiir

Qaar kamida Culumada Muqdisho oo ay kamid yihiin Sheekh Bashiir iyo Cali Wajiis ayaa dowlada Soomaaliya u Xalaaleeyey in quftaan qubaaraha Iskool Buliisiya ee Magaalada Muqdisho.

Dowladda soomaaliya ayaa mudo 10 maalmood ah u qabatay in lagula baxo Meydadka ku aasan Qabuuraha iskool buluusiya ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.