Daawo:Mareexaan Wasiir Fiqi Kusoo dhaweynaya Columbus Ohio

fiqi

Qaar kamida Beesha Mareexaan ayaa Magaalada Columbus ee dalka Maraykanka kudoo dhaweeyey Wasiirkii Fiqi oo cay iyo dagaal la galay Beesha Mareexaan.

Dadka Wasiir Fiqi Soo dhaweynaya waxaa kamid ah wasiiro hore iyo ganacsato ka tirsan beesha mareexaan.

Wasiirka arimaha Dibada ee Soomaaliya ayaa inta badan waxuu ka hadlaa colaada uu uqabo beesha mareexaan, kana xishooda hadalada ummada kala fogaynaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.