dhageyso:Wararkii Ugu Dambeeyey Daagal beeleedyo ka dhacay Galmudug

Galmudug

Dad tiradooda kor undhaafayso Afartan qof ayaa dhimatay kuna dhaawacmay dagaallo ka dhacay inta u dhaxaysa Xeraale Iyo Cabuudwaaq oo ka tirsan Gobalka Galgaduud maalmihii laoso dhaafay.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Shiqow ayaa VOA uga waramay xaaladda dagaalka. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo ka shaqeeya nabadda labada dhinac.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.