Daawo:Wasiir Fartaag “Qof iyo cod baa la qaatay, teendhadii waa la duminayaa”

Fartaag

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daahfuray dib-u-dhis iyo casriyeyn lagu sameeyey taliska qeybta guud ee ciidanka Nabad-gelyada waddooyinka ee (Traffic).

Wasiirka ayaa amaan kala duldhacay dowlada Xasan sheekh hogaamiyo waxuuna sheegay dowladaan inay tahay tii rajada loona noqon maayo teendhadii waxaa la qaatay qof iyo Cod.

1 Comment

  1. Waxaan aaminsanahay islamarkaana u arkaa Iney Ka Qurux badan tahay inaan la hor ordin Durbaan aan la garaneyn meesha uu Ku dhammaan doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.